Gabar Soomaaliyeed oo Abaalmarin caalami ah lagu guddoon siiyay London

Gabar Soomaaliyeed oo Abaalmarin caalami ah lagu guddoon siiyay London


daajis.com:- Ifrah Axmed oo ah Gabar Somaliyeed oo u ololeysa xuquuqda dumarka ayaa xalay abaal marin lagu gudoonsiiyay magaalada London.

Abaal marintan oo loogu magac daro – shaqsiga xuquuqda aadanaha ee dumarka oo ay sanadkiiba mar bixiso hey’adda Women4Africa ayey Ifrax ku muteysatay kaalintii ay ka soo qaadatay difaaca xuquuqda dumarka Somalida, gaar ahaan la la dagaalanka gudniinka fircooniga ah.ifrah

Ifrax ayaa ka mid aheyd shaqsiyaadka qurba joogta ahaa ee ku laabtay Somalia si ey uga qeyb qaataan horumarinta iyo wax u qabashada dalkooda.

Wareysi ay siisay Idaacadda VOA-da ayey Ifrax ku sheegtay inay ku faraxsantahay in abaal marintaasi la siiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada