VIDEO:- Midowga Yurub oo Xafiis Cusub ka Dhisanaya Magaaladda Muqdisho+ Sawirro

VIDEO:- Midowga Yurub oo Xafiis Cusub ka Dhisanaya Magaaladda Muqdisho+ Sawirro

daajis.com:- Madaxweynaha Somaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay xuska sannadguuradii 65-aad ee Maalinta Qaaradda Yurub oo ku beegan markii uu soo baxay qaraarkii waddamada Midowga Yurub ay ku go’aansadeen inay ku Midoobaan si ay uga baxaan qalalaasaha iyo Dagaalada.


Munaasabaddan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya mudan Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Maamulka KMG ee Koonfuur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan, diblomaasiyiin, Saraakiisha AMISOM, Qaramada Midoobe iyo kuwo kale, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu ka jeediyey khudbad uu ku cabbirayo muhimadda maalintan iyo sida Soomaaliya ay uga faa’ideysan karto waayihii la soo marey.


Halkaan Hoose ka Daawo Video






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada