daajis.com:- Dowladda Sacudi Carabiya ayaa xayisiisay inay u baahan tahay ilaa 8 ruux oo howshoodu noqon doonto inay qoorta ka gooyaan dadka lagu helo dambiyada mutaysto dilka.
Wax shuruurd ah laguma xirin dadkan, oo waxaa laga doonayaa oo kaliye inay wax dili karaan.
Waxaa sare u kacay dadka qoorta laga goynaya Sacuudi Carabiya, oo qofkii 85-aad ayaa la dilay tan iyo markii u billawday sanadkan.
Hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa horey u cambaareeyay dilalka ay ku kacdo Sacuudi Carabiya, oo la sheegay inuu yahay dalka saddexaad oo dadka ugu tirada badan lagu dilo dunida oo dhan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have

