“The African Dream, Gabar Kenyan ah oo Nolosha Yurub iyo Tan Africa is Barbar dhigtay (VIDEO)

“The African Dream, Gabar Kenyan ah oo Nolosha Yurub iyo Tan Africa is Barbar dhigtay (VIDEO)

daajis.com:- Gabar Kenyan ah oo mudo dheer ku noolayd dalka Ingariiska ayaa sheegtay in nolosha ka jirta dalalka Yurub iyo tan ka jirta Africa aan la’is barbar dhigi karin.

Iyadoo sheegtay in Nolosha Yurub ay tahay Mid aad u adag, hadii aad ka fiiriso dhanka waqtiga aad shaqaynaysid iyo waqtiga aad fasaxa tahay, waxayna sheegtay in  lacagta aad maanta oo dhan aad mashquulka u tahay ay kaaga baxayso badankeed Kirada iyo Cunadaada.

Gabadhan ayaa mudo kadib isaga soo noqotay Yurub waxayna wadankeeda ka bilaawday Ganacsi, iyadoo sheegtay inay hadda ku nooshahay .”the Real African Dream”.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada