daajis.com:- Waa wiil Sadex sano jir ah oo ka yaabsaday shacabka Koofur Afrika.
Wiilkan yar oo lagu magacaabo Oratilwe Hlongwane, ayaa wuxuu xariif ku yahay DJ-nimada, waxaana uu kasbaday taageerayaal aad u farabadan.
Oratilwe Hlongwane, 0o aan weli si rasmi ah u karin hadalka, ayaa misna waxa uu yahay mid xariif ku ah DJ-nimada, waxaana uu marba dhinac u rogayaa Heesaha.
Halkan ka daawo Muuqaalka DJ Oratilwe Hlongwane:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have
