daajis.com:- Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Xiligii habeenkii si weyn isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaan, Muqdisho in aad joogto ma u maleyneysid sida Magaaladu dhan ay u wada ifeyso.
Muuqaal kooban oo laga sameyay Nalalka Samaafaraha & Shacabka habeenkii Muqdisho ka damaashaadana oo si nabadd ah ku mushaaxaya Wadooyinka Magaalada ee nala daawo adaa ka heli doonee.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have
