daajis.com:- Mucjisooyinka Rabi ayaa ah kuwo mar kasta uu awoodiisa baaxada weyn ku tuso bani’aadamka si ay ugu cibrad qaataan waxeeyna mucjisadaan ka mid tahay dhacdooyinka la yaabka leh ee maalin kasta ka dhaca daafaha Dunida .
Magaalada Barakeysan ee Makka oo ku taal gudaha dalka Sucuudiga ayaa waxaa lagu arkay Faras duulaayo hawada sare taas oo dad badan ka yaabisay waxaana xiligii Faraskaan lagu arkay hawada sare telefoonadooda gacanta ku duubay kana faaideystay dad badan
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:00 and have
