daajis.com:- Professor Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa hadal uu dhowaan jeediyey waxa uu ka digay cawaaqibka xun ee ka dhalan kara maamul-goboleedyada loo dhisayo Somalia, isagoo sheegay in maamuladaasi aysan wax dan ugu jirin umadda Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay in welwelka ugu weyn ee uu ka qabo maamul qabiileedyada inuu yahay colaad hor leh oo ka dhex dhacda dadka Soomaaliyeed, oo dhul kala boob horleh lagu hoggaaminayo.
Halkan hoose ka daawo khubad kooban uu ka jeediyey dalka Holland mar uu la kulmay jaaliyadda Soomaalida dalkaasi.
Halkaan Hoose ka daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:30 and have
