VIDEO:- Hees loo Qaaday Qaabkii Madaxda Somaliland Ula Dhaqmeen Qaxootigii ku soo Qaxay

VIDEO:- Hees loo Qaaday Qaabkii Madaxda Somaliland Ula Dhaqmeen Qaxootigii ku soo Qaxay

daajis.com:- Waxaa hees loo qaaday Madaxdii Somaliland ee sida xun ula dhaqmay qaxootigii ka soo cararay dagaalada ka socda dalka Yemen.

Dadkii markabka saarnaa ayaa si xun loola dhaqmay loona sheegay inaysan markabka ka soo degikerin hadii aysan reerwaqiiyi ahayn, Arintan ayay ka caraysiisay dad badan oo wax garad ah, kuna booriyay in arinta qaxootiga aan la Siyaasadayn.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada