Daawo:- Wasiirka Qorshaynta oo Sharaxaad ka bixiyay Murankii Ka Dhashay Tirokoobka Dalka

Daawo:- Wasiirka Qorshaynta oo Sharaxaad ka bixiyay Murankii Ka Dhashay Tirokoobka Dalka

daajis.com:-  Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga mudane Cabdiraxmaan Caynte ayaa waxaa laga waraystay barnaamijka tirkoobka dadka Soomaaliyeed ee ismaandhaafka iyo muranka dhaliyay.

Wasiirka ayaa sharaxaad ka bixiyay sida uu u dhacay tirikoobka, sheegayna in howlihii la qabtay sadexdii sano ee u danbeysan aysan ahayn tirakoob rasmi ah, laakiin uu yahay Sahan qiyaaseed.

Wasiirka ayaa sheegay inay og’yihiin in systemka ay isticmaaleen uu leeyahay dal daloolo, arintaasna ay bilaabayaan goor dhow sidii lagu six lahaa.

Halkan Hoose ka daawo Waraysigii oo dhan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada