VIDEO:- Xukun Dil ah Maanta Lagu Fuliyay Askari Katirsanaa Ciidamada Nabad Sugidda

VIDEO:- Xukun Dil ah Maanta Lagu Fuliyay Askari Katirsanaa Ciidamada Nabad Sugidda

daajis.com:- Maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay marxuum Cabdulaahi Aadan Isaaq oo ka tirsanaa ciidamada Nabad Sugidda ee NISA.

Cabdulaahi ayaa lagu soo eedeeyay inuu sanadkii tegay ee 2014 uu si ula kac ah u dilay Marxuum Muuse Xasan Jaamac kadib markii uu muran yari dhexmaray, fulinta xukunkan ayaa maanta ka dhacday Fagaaraha Cadaaladda ee ku taala dugsiga tababarka ee Janeraal Kaahiye.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada