Daawo:- Somaliland oo ka Noqotay Xayiraadii ay ku Soo Rogtay Qaxootiga Soomaalida

Daawo:- Somaliland oo ka Noqotay Xayiraadii ay ku Soo Rogtay Qaxootiga Soomaalida

daajis.com:- War maanta ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay si rasmi ah kaga noqotey go’aankii ay gareen todobaadkii hor, kaasoo ay ku joojinayeen qaxootiga Soomaalida gaar’ahaan kuwa ka soo jeeda Koonfurta dalka Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancadde iyo Wasiirka dib u dejinta Cali Siciid Raygal oo goortii danbe shir saxaafadeed ku qabtey magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay go’aanka cusub ee xukuumadoodu ay ka qaadatay qaxootiga.


Xukuumadda Somaliland ayaa culeys xooggan uga yimid, Hay’adaha Qaxootiga iyo shacabkeeda oo si weyn uga soo horjeestay in dad maato ah laga horjoogsado in ay ka soo degaan Markabkii ay kaga soo baxsadeen dalka Yemen



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada