VIDEO:Muqaal muujinaya Maleeshiyaad Soomaliland oo ku Qul Qulaya Gobolka Cayn Buuhodle

VIDEO:Muqaal muujinaya Maleeshiyaad Soomaliland oo ku Qul Qulaya Gobolka Cayn Buuhodle

daajis.com:- wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee Qorulugud ayaa cadeeyey in xalay ilaa saaka maleeshiyada Bariga Burco ay ciidamo badan oo gurmad ah una badan maleeshiyo beeleed soo dhooben Duleedka kalshaale kuwaas oo isaga keenay Tuulooyinka Oog Wadaamogo Ina afmadoobe ilaa Burco .SNM

Gurmadkan maleeshiyaad Bariga Burco ayaa ka danbeeya Kadib markii shalay ay soo qaaden weerar tuugo ah islamarkaana ciidamada khaatumo dhirbaaxo culus ku dhifteen.


kuwaas oo khasaare dhimasho iyo mid dhaawacba ka soo gaadhay dhirbaaxadii shalay waxaana gurmadkan la isaga keenay dabasocda dagaalkii shalay iyagoo doonaya qaab ay ku aar gutan isagana biiyaan dhirbaaxadii shalay.

Waxaana Wariyaasha jiida hore ee Qorulugud ku sugan Soo Gudbiyeen muqaal Cadaynaya Maleshiyaadka Bariga Burco oo gawaadhi aad looga buux dhaafiyay kuna qulqulaya Deegaankaas.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada