Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka Hadaly Dhismaha Maamulka G/ Dhexe & Arimo kale (VIDEO)

Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka Hadaly Dhismaha Maamulka G/ Dhexe & Arimo kale (VIDEO)

daajis.com:- Wasiirka arimaha gudaha ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay wariye ka tirsan laanta warbaahinta ee Universal u sheegay in maamul u dhisidda Goboladda dhexe ay marayso meel wanaagsan, goor dhowna la soo dhisidoono madaxda maamulkaasi.





Wasiirka ayaa ra’yigiisa ka dhiibtay sida uu u arko in Soomaaliya ay qaadatay hanaanka looyaqaan Federaaliisimka, sheegayna in Soomaaliya ay u wanaagsantahay in ay qaadato hanaankani, maxaayeelay buuyiri dowladda dhexe kama warqabi karto baahidda ka jirta tuulo walba ee dalka ku taal, taasina waxaa hadda Mas’uuliyadeeda la wareegaya Maamul goboleedyada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada