DAAWO Fanaanadda Xaawo Kiin oo Soo Wacday Universal TV Ayaa 7000$ oo Doolar Ugu Deeqday Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ka Soo Qaxay Yaman

DAAWO Fanaanadda Xaawo Kiin oo Soo Wacday Universal TV Ayaa 7000$ oo Doolar Ugu Deeqday Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ka Soo Qaxay Yaman

daajis.com:- Fanaanada Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Xaawo Kiin   ayaa todobaadkani ku yaboohday lacag gaaraysa 7000$  oo doolarka maraykanka ah iyadoo ka damqatay dhibaatada ka taagan dalka Yamen halkaasi oo ay Soomaalida ugu badan ku jirto.

Fanaanada oo dhiig Wadaniyadeed leh ayaa qiiro gelisay dhamaan taageerayaasheeda iyadoo arintani ay horseedi karto tartan fanaaniinta Soomaaliyeed dhexdooda ah kuwaasi oo iyagane laga yaabo in ay sameeyaan talaabadani wanaagsan oo kale oo ay ku kacday fanaanada Sanadkani la holin waayey ee Xaawo Kiin .

HALKAAN  KA  DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada