DHEGAYSO DEG DEG:Ergada Puntland kasoo jeeda ee Burburinta u aaday Cadaado oo Waji Gabax la Kulmay.

DHEGAYSO DEG DEG:Ergada Puntland kasoo jeeda ee Burburinta u aaday Cadaado oo Waji Gabax la Kulmay.

daajis.com:- Waxaa Jira Xubno katirsan dadka Puntland ee Daga Gobolka Mudug oo si aan ka Fiirsasho lahayan u tagay Cadaado kuwaas oo ilaa iyo hada la kulmay waji gabax iyo qaabil la ‘aan ku aadan in lagu qaabilo cadaado si talo ay ugu yeeshaan Shirka Cadaado.

Gudiga Farsamada Maamul u samaynta Koonfurta Mudug & Galguduud & Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaqo badan qabtay todobaadyadii ugu dambeeyay waxaana Sidav aad kula socoteen Wararka Puntlandone la Xareeyay ergooyin kala duwan oo kasoo jeeda Koonfurta Mudug iyo

HALKAAN  KA  DHAGEYSO 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada