daajis.com:- Diyaarad ku shaqaysa tamarta Qoraxda ayaa Bilaawday Duulimaadkeedii ugu dheeraa,
Diyaaradan oo la doonayo in ay ku soo wareegto dunida ayaa waxa ay hawada ku jiri doontaa muddo 5 maalmood iyadoo duuliyuha Loo ogolyahay in uu seexdo 20 daqiiqo oo kaliya Markiiba.
Duulimaadkan ayaa haddii lagu guulaysto waxa uu noqon doonaa midkii ugu dheeraa taariikhda ee mar qur ay sameyso diyaar ku shaqeysa Tamarta qoraxda.
Kaddib markii muddo shan usbuuc ah la sugayay cimilo u saamixi karto diyaaradan in ay ku duusho, ayaa diyaaradani ku shaqeysa tamarta qoraxda waxa ay xalay ka duushay magaalada Nanjing dalka Shiinaha.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:30 and have
