Sawiro: John Kerry oo ku dhaawacmay shil Baaskiil

Sawiro: John Kerry oo ku dhaawacmay shil Baaskiil

daajis.com:- John Kerry, Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, oo booqasho ku joogay dalka Faransiiska, ayaa waxaa la dhacay baaskiil uu watay.

Xoghayaha waxaa la tilmaamay in baaskiil uu ku dhex watay dalka Faransiiska, isla-markaana uu dhaawaca ka soo gaaray baaskiilka oo la dhacay uun.

Xoghayaha waxaa dhaawaciisa lagula cararay Xarunta Wadanka Switzerland ee Magaalada Geneva, si halkaasi wax loogaga qabto xaaladiisa caafimaadeed.



Dowladda Faransiiska, ayaa sheegtay in uu caafimaad qabo John Kerry, marka laga soo taggo in dhaawac uu ka soo gaaray mid ka mid ah labadiisa lugood.

Kerry oo 71 sano jir ah, ayaa waxa uu dhaawaciisu u muuqdaa mid dhexe, inkastoo aan faah faahin badan laga bixin heerka uu gaarsiisan yahay jabniinka soo gaaray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada