VIDEO:- Askari Ka Soo Goostay Ciidamada Liyuu Boolis oo Waxyaabo badan Banaanka Soo dhigay

VIDEO:- Askari Ka Soo Goostay Ciidamada Liyuu Boolis oo Waxyaabo badan Banaanka Soo dhigay

daajis.com:- Askari ka tirsanaa Ciidanka Liyuu Boolis oo soo goostay ayaa waxa uu kashifay dhibaatada lagu hayo dadka Somaliyeed ee ku dhaqan xuduuda Gobolka Galgaduud ay la wadaago dalka Itoobiya.

Askarigan oo magaciisa ku sheegay C/laahi Cali Muuse ayaa qirtay inuu ka soo goystay Ciidanka Liyuu Boolis, sababo isbiirsaday awadood, kuwaa oo ku khasbay sida uu sheegay inaanu ka sii mid ahaanin.


Wuxuu qirtay in muddo laba sano ah uu ka mid ahaa askarta Liyuu Boolis, ee dhibaatada muuqata ku haysa dadka degan xuduuda, wuxuuna daaha ka rogay in dad badani ay ciidamadani ay laayeen.

Beegsiga ka dhanka ah maatida, ayuu ku sheegay in qiil looga dhigo Shabaabnimo iyo inay nabadiid yihiin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada