daajis.com:- Shirkad ka mid ah Shirkadaha ka Howlgala Magaalada Muqdisho ayaa waxay caasimadda ku soo kordhisay Qad Cusub oo 4G-ah kaasoo ay adeegsan doonaan Teleefanada Gacanta iyo Computeradaba.
Qadkan Cusub ayaa ah mid xowligiisu aad u sareeyo, iyadoo qadkii 3G-ga ee ay isticmaali jireen Teleefanada Mobile-lada dalka ay sanadkii hore Xayiraad ku soo rogtay Ururka Al Shabaab, sheegtayna in aan laga isticmaali karin Dalka sababo la xiriira in Qadka 3G-ga loo adeegsado in wax lagu Basaaso.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:36 and have
, Published at