Akhriso :- Go’aanno kasoo baxay guddoonka baarlamaanka oo doorashada 2016

Akhriso :- Go’aanno kasoo baxay guddoonka baarlamaanka oo doorashada 2016

daajis.com:- Guddoonka baarlamaanka Somalia ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku faahfaahiyeen go’aanada lagu joojiyay in sandal 2016 aysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, waxaa sidoo kale maanta ay heshiis ku gaareen galaha baarlamaanka iyo galaha xukuumadda, oo ay isla garteen in wadatashi laga yeesho qaab kale oo looga gudbi karo hiigsiga cusub.

Hoose ka Daawo





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada