daajis.com:- Kooxda Kubadda Cagta Heegan ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo Dhawaan ka amba baxay Caasimadda Garayna Dalka Tanzania oo Galabta kulankeedii ugu horeeyay dalkaasi kula ciyaari doonta Koox Matalaysa dalka Burundi
qaar ka mid ah macallimiinta kooxda Heegan oo iyagoo joogaTanzania u warramay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay si weyn ugu diyaar garoobeen Ciyaarta Galabta taas oo dhexmari doonta kooxda Kubadda cagta Heegan iyo Koox matalaysa Dalka Burundi iyagoo rajeeyay inay guul ka soo hoyn doonaan ciyaartaas.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at