DAAWO:- Aabo Caruurtiisa oo dhan Ka Dhigay Jihaad Doon

DAAWO:- Aabo Caruurtiisa oo dhan Ka Dhigay Jihaad Doon

daajis.com:- Wadanka lagu magacaabo Turkistaan oo kamid ah wadamadii Raashiya ay guumaysatay ayaa waxaa gobol kamid ah dhulkaas lagu arakay dadka Muslimiin ah,oo Caruurtooda tababar u siiyey in dhanka Jihaadka,waxayna caruunta oo aad u yar yar barteen sida loo dilay qof sida la isu badbaadiyo iyo dadka ay dilayaan kuwa ay yihiin.




Aabaha dhalay dhawr Caruur ah oo kan oogu wayn uu yahay 6 Sani jir ayuu siiyey Tababar,Wuxuuna Muuqaalkan galiyey halis iyo cabsi dad badna maadaam uu muujinayo Muuqalku in caruurtaas ay dalkaas oo dhan ku faafeen boqolaal caruur ahna ay saamayn ku yeelan doonaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada