daajis.com:- Barnaamijka Qubanaha Isbuucan ayaa ka hadlayo mawluucyo ay kamid yihiin, Dilalka iyo hanjabaada ay Ururuka Al Shabaab u jeediyeen dalka kenya iyo weerarakii ka dhacay magaalada Mandheera,
Qalacab Cusub Oo sahli doona inay dadka safraya u isticmaalaan inay goobahooda ku gaaraan, qalabkani ayaa ah wax Diyaarad u eg, oo isticmaali doona farsamada ay isticmaalaan diyaaradaha qumaatiga u kaca, iyo qodobo kale oo xiiso badan.
hoose ka daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at