DAAWO: Britain iyo Somaliland oo heshiis ku gaaray Hargaysa

DAAWO: Britain iyo Somaliland oo heshiis ku gaaray Hargaysa

daajis.com:-  Magaalada Hargaysa ee maamulka Somaliland, waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, ahna Sii-Hayaha Wasiirka Arrimaha Afrika ee Boqortooyada Britain, Grant Shapps.

Waxaa Hargaysa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo iyo xubno katirsan Wasiiradiisa.

Kulan mudo gaaban socday kadib labada dhinac ayaa kala saxiixday heshiis lagu sheegay inuu yahay mid labada dhinac ay ku shaqeyn doonaan.

Somaliland ayaa dooneysa inay si iskeed ah ula macaamisho wadamada caalamka maadaama ay ku doodeyso inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada