DAAWO: Dagaal qaraar oo ka socda gudaha Jaamacadda Anbar

DAAWO: Dagaal qaraar oo ka socda gudaha Jaamacadda Anbar

daajis.com:- Ciidamada amaanka dalka Ciraaq ayaa xoog ku galay Jaamacadda Anbar oo fariisin u hayd xoogag ka titrsan Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya.

Ciidamadaas oo adeegsanaya hub culculs ayaa dagaal qaraar la galay Maleeshiyaad mintid ah oo ku sugnaa gudaha dhismaha Jaamacaddaasi.

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada