daajis.com:- Daahir Cismaan waa wiil yar oo aabihii Soomaali yahay, hooyadiina u dhalatay dalka Finland. Markii u horeysay ayuu Soomaaliya tagey. Dareenkiisa farxadeed ayaa ka bilowday markii uu ka degay garoonka Muqdisho, halkaas oo askari boolis ahi la kaftay. Waxaa kale oo xiiso badan marka uu la kulmo ayeydiis iyo wiilal dhalinyaro ah oo ku ciyaaraya xeebta Liido.
Halkaan ka daawo:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at