VIDEO:- Mo Farah oo guul taariikhi ah ka gaaray orodyahanka Itoobiya

VIDEO:- Mo Farah oo guul taariikhi ah ka gaaray orodyahanka Itoobiya

daajis.com:- Orodyahanka Soomaaliyeed ee u orda dalka Britain Mo Farah ayaa mar kale ku guul taariikhi ah ka gaaray tartanka 5-ta kun mitir ee Diamond League, isagoo ka guuleystay orodyahanka reer Ethiopia ee Yomif Kejelcha oo 300 mitir ka danbeeyay Mo Farah.

Mo Farah oo horay u heystay labada bilood ee dahabka ee Olombikiada ayaa ku orday 13:11:77, waxaana tartanka uu ahaa Diamond League.

Farah ayaa markii uu hubsaday guusha uu gaaray wuxuu ku dabaal degay calaamigii caanka noqotay ee Mobot-ka isla markaana uu muujiyay u mahad celinta Alle isagoo sajuuday.






Guusha Mo Farah ayaa timid maalmo kadib markii warbaahinta caalamka ay baahiyeen in Orodyahanka 32-jirka ah Mo Farah ayaa Tababarihiisa Alberto Salazar lagu eedeeyay inuu isticmaalo daawooyin mamnuuc ah.

Mor Farah ayaa waxaa uu labo jeer laga waayay markii baaritaan lagu sameeyay inuu isticmaalo daroogo, waxaana uu sheegay in aanu waligiis isticmaalin wax daroogo ah.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada