Daawo Khudbadii Xasan Sh Maxamud iyo Jawaabta Axmed Madoobe la siiyey+MD oo Balan ku qaaday Arin aan laga Filaynin Marna“TOP VIDEO”

Daawo Khudbadii Xasan Sh Maxamud iyo Jawaabta Axmed Madoobe la siiyey+MD oo Balan ku qaaday Arin aan laga Filaynin Marna“TOP VIDEO”

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa Jeediyey Khudbadii ugu cusleyd ee Magaalada Ksimaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland uu ka jeediyey,isag oo sheegay Xasan Sh Maxamuud in xiligii reeraha iyo Soomaalida oo qabiil ah laga soo gudbay,isla Markaan ay tahay Maanta in Ciidamada Xooga Soomaaliyeed ay ogaadaan in qabiilkii meel la iska dhigay.



Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka dardaraamay in marna ayna Suurigal ahayn in waxba walba u diyaar noqodo balse loo baahan yahay in aan Ogaano in wax bilowdeen,wuxuuna sheegay in heshiiskii ay wada galeen Axmed Madoobe Shariif Xasan,Gaas iyo DF Soomaaliya.

Madaxwaynaha Soomaaliya wuxuu balan ku qaaday in ay raadinayaan sidii ay Xal looga gaadhi lahaayaan Xaalada Jaamacada Magaalada Kismaayo oo sanadkii Sadexaad ay daganyihiin Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda Soomaaliya,wuxuuna sheegay in Jaamacada la banyan doono maa tu kale ay dhisi doonaan,laakiin marna ayna suurogal ahayn in sidan ay sii ahaato Jaamacada Kismaayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada