Barakac Obama oo si weyn loogu soo dhoweeyay Addis Ababana: DAAWO

Barakac Obama oo si weyn loogu soo dhoweeyay Addis Ababana: DAAWO

daajis.com:- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo booqashadii labaad ku tegay magaalada Addis Ababa ee dalka Kenya, kadib markii uu soo dhameystay booqashadii Kenya ayaa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyay Addis Ababa.

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa garoonka diyaaraddaha Pole kusoo dhoweeyay, iyadoo la guddoon siiyay ubax sharafeed, waxaana loo galbiyay hotelka uu ka degayay Addis Ababa oo si weyn loo adkeeyay.

obama-addis-ababaObama ayaa khudbad ka jeedin doona xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa oo madaxda Africa ay ku kulmi doonaan.

Waa booqashadii ugu horeysay ee Madaxweyne Mareykan ah oo xil haaya uu ku tago Ethiopia, iyadoo booqashadan ay noqon doonto mid taaariikhi ah.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada