daajis.com:- Halkaan Hoose ka daawo sawirada Bandhig faneedkii ugu dadka badnaaa oo dhawaanahaan aan lagu qaban Muqdisho oo xalay ka dhacay Hotel City Place iyadoo ay heesayeen fanaaniinta kala ah Nimcaan Hilaac iyo Fartun Cumar.
Dad tiradooda ay kor u dhaaftay 4000 kun oo qofood oo ayaa xalay illaa iyo saqdi dhexe ku damaashaadaayay heesaha ay qaadayeen labadaan fanaan.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at