Daawo Sawirada:- Dhibaatooyinka kala heysta Ciidamada Faransiiska iyo dadka soo galootiga ah

Daawo Sawirada:- Dhibaatooyinka kala heysta Ciidamada Faransiiska iyo dadka soo galootiga ah

daajis.com:- Booliska dalka Faransiiska ayaa dhibaato badan kasoo wajahday dhanka Muhaajiriinta u qulquleyso dalkaasi.

Boqolaal dad ah ayaa si awood ku galay Xadka dalka Faransiiska waxa ayna jabsadeen siligyada xadka yaal xili halkaasi ay ku sugnaayen Ciidamada amaanka dalkaasi.

Dadkaani oo u badan qaxooti ayaa waxa ay badi kasoo kala jeedan dalalka Siiriya, afganistan, Ciraaq iyo qaar ka mid ah Dalalka afrika kuwaasoo doonaya inay xoog kaga gudbaan xadka faransa iyagoo doonaya dhanka Britain.

Qaxootiga ayaa doonaayo in dalkaasi ay kaga sii gudbaan dalalka kale, waxa ayna xiligaani doorbidayaan inay awood u adeegsadaan Ciidamada.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada