Video: Jaziira Hotel oo dayactir lagu bilaabay kadib weerarki A-shabaab

Video: Jaziira Hotel oo dayactir lagu bilaabay kadib weerarki A-shabaab

daajis.com:- Hotelka Jaziira oo maalmo kahor Al-shabaab la beegsatay qarax laga soo buuxiyay Gaari nuuca Xamuulka ah, ayaa hada waxaa lagu bilaabay dayactir deg deg ah.

Hotelka ayaa bur bur xoogan waxa uu kasoo gaaray qeybta xigta Laamiga.

Weerarka lagu qaaday Hotel Jaziira oo masuuliyadiisa ay sheegatay Al-shabaab, ayaa waxaa daganaa qaar kamid ah masuuliyiinta DF iyo Diblomaasiyiin Ajaanib ah.

Halkan ka daawo Muuqaalka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada