DAAWO:- Suad Sharif oo labo sano kadib laga Soo Duubay Heerka Nolosheeda

DAAWO:- Suad Sharif oo labo sano kadib laga Soo Duubay Heerka Nolosheeda

daajis.com:- Gabadha Sucaad Shariif ayaa waxaa sanadkii 2011-dii laga soo duubay Documentry yar oo ka hadlayay nolosheeda Kaamka Dhadhaab ee dalka Kenya.

Sucaad ayaa waxay macalimad ka ahayd kaamka xereda dhadhaab ku dhexyaal, waxaana waagaas laga waraystay Hamigeeda iyo waxa rabto inay gaarto mustaqbalka nolosheeda, hadii loo ogolaado inay u guuraan dalka Maraykanka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada