DAAWO VIDEO:- Weerarkii Maanta lagu Qaaday Hoteelka Jazeera

DAAWO VIDEO:- Weerarkii Maanta lagu Qaaday Hoteelka Jazeera

daajis.com:- Waa video laga soo duubay weerarkii maanta lagu qaaday Hoteelka Jazeera ee magaalada muqdisho,

videoga ayaad waxaad ka arkaysaa baaxadda burburka ee soo gaaray Hoteelka, iyadoo dhismaha Hoteelku uu qaarka dambe oo dhan ay darbiyadii iyo barandooyinkii ay dhulka ku soo wada daateen.

Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada