WAR CUSUB Daawo :Obama Walashii oo Shacabka Kenya u Sheegtay Wax ay ka Ogaatay OBAMA Labadii Maalin ee uu Joogay Kenya +Hadal cajiib …

WAR CUSUB Daawo :Obama Walashii oo Shacabka Kenya u Sheegtay Wax ay ka Ogaatay OBAMA Labadii Maalin ee uu Joogay Kenya +Hadal cajiib …

daajis.com:-Madaxwayne Obama Walaashii ayaa ku soo dhawaysay Hoolka uu kula hadalayey Boqlaal shacabka Kenya ka socoday,iyadoo dadwaynaha u sheegtay in Walaakeed uuna ka kibirin Cuntadii uu Cuni jiray,Waxayan Sheegtay in labadii maalin ee uu Kenya Joogay uu Cunay Cuntooyin kala duwan oo ah kuwa dhaqanka Dalka Kenya iyo dadka Kenya.


“Waa WiIlkanagii Waa Wiilkeenii ma aha nin aan Ogayn Wax dalkeena ka jira,waxaan hubaal ah in uu marwalba Xusuusan yahay dalkeena,Gurigii aabihii iyo Hooyadii,wuu naga warhayey Marwalba Waan wada xidhiidhnaa Walaakay Magaca reerkeena ayuu kor u qaaday,Magac dalkeena oo dhan ayuu kor u qaaday”waxaa sidaas yidhi Obama Walaashii.



Markii ay ku soo dhawaysa Goobta uu ka hadalayey ayaa waxaa ka soo baxayey Sawaxan iyo qaylo dadka Reer Kenya ay la soo dhawaynayeen Madaxwane Obama.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada