Deg Deg: M/weyne Xasan Shiikh oo ku wajahan Kismaayo

Deg Deg: M/weyne Xasan Shiikh oo ku wajahan Kismaayo

daajis.com:- Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo halkaasi kula kulmi doona madaxda Maamulka KMG Jubbaland.

Madaxda Maamulka Jubbaland ayaa ku sugan garoonka Magalada Kismaayo si ay u soo dhaweeyaan Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Inkastoo safarka M/weynaha ee Kismaayo aan faah faahin laga bixin, hadana waxaa loo badinayaa inuu salka ku haayo khilaafka u dhaxeeya mamaulka Jubbaland iyo DF.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco halkan…

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada