daajis.com:- War Deg Deg ah oo hadda inna soo gaaray ayaa sheegaya in Goor dhaw oo caawa ah Weerar Qarax ku Bilowday lagu qaaday Hotel Weheliye iyo hoteelo kale oo ku yaala Magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada Maka Al-mukarama iyo nawaaxiga Madaxtooyada.
Sidoo kale Wararka qaar aya sheegaya in Rag Hubeysan ay gudaha u galeen ayna weli ka dhex Dagaalamayaan Hotel Siyaad ee magaalada Muqdisho, waxaana wali Lamaqlayaa Rasaas qoryaha darandooriga u dhaca.
Hoose ka Daawo
Warar kale ayaa sheegaya in Sidoo kale Weerar lagu qaada Hotel SYL oo isagana Kaabiga ku haya madaxtooyada Dalka.
Halkan kala soco wixii war ah ee soo kordha.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:19 and have
, Published at