daajis.com:- Madaxwaynaha dalka Maraykanka ayaa waxaa Su’aal waydiiyey Madaxwaynaha Kenya Xili Saxaafada ay kula hadalayeen Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya Waxayna Su’aashan salka ku haysa wax uu Madaxwyane OBAMA Ka yeelay Arintii Shacabka Kenya ay aad ooga soo horjeedsadeen.
Madaxwyanaha Kenya ayaa yidhi Arintaas Maanaan ka wada hadalin waxaan aad oogu faraxsanhaya ayuu yidhi in Obama aan ka wada hadalay arinta Caafimaadka Dalka iyo arimo kale oo shacabka Kenya Muhiim u aha,waxaan u arganay in arintaas ayna ahayn mid muhiim ah xiligan in aan ka hadalo.
Sidoo Kale Madaxwaynaha dalka Maraykanka ayaa sheegay in ain xaalada hada Kenya ay u baahantahay in laga hadalo ayna midaas ahayn,wuxuuna sheegay in waxbadan ay isku afgarteen Madaxwaynaha dalka Kenya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have

