Topnews Daawo : Faysal Cali Waraabe Oo Kashifay Maamulka Somaliland Iyo Arin Hargaysa Ka Taagan

Topnews Daawo : Faysal Cali Waraabe Oo Kashifay Maamulka Somaliland Iyo Arin Hargaysa Ka Taagan

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Hargeisa dib ugu soo noqday Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee Ucid, wuxuuna hadal uu jeediyey uga hadlay Arimo dhowr ah, isagoo ugu horayn soo jeediyey  in maamul Cusub la dhiso, Wuxuuna sheegay in Caalamka iyo Shacabkiiba ay ka aamin Baxeen maamulka Siilaanyo.


Faysal Waraabe ayaa wuxuu sheegay in siyaasada maamulka Soomaliland ay isku haystaan Rag Ilmaadeer ah (Isaaq) iyadoo uu sheegay in dadkii kale ee deganaa gobolada Waqooyi ay Daawanayaan, Sidoo kale Faysal Waraabe ayaa soo jeediyey in go’aamo laga soo saaro isimada dhaqanka ee ka hadla Siyaasada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada