Topnews Daawo : RW Cumar Oo Shir Jaraaid Qabtay Isla Markaana Arimo Aan La Filayn Daboolka Ka Qaaday

Topnews Daawo : RW Cumar Oo Shir Jaraaid Qabtay Isla Markaana Arimo Aan La Filayn Daboolka Ka Qaaday

daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke oo shirkan jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay Weerarkii dhiiga badan ku daatay ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.


Dhinaca kale Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid ayaa digniin culus u diray kuwa ka dambeeya weerarrada argagixiso, waxa uu intaa raaciyey  in argagixisad aysan ka carari Karin Awoodda Ciidamadda, Sidoo kale wuxuu Jeediyey codsi ku aadan in la cafin doono kuwa isa soo dhiiba.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada