Wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya iyo Dad kale oo lagu xukumay Dil Toogasho

Wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya iyo Dad kale oo lagu xukumay Dil Toogasho

daajis.com:- Maxkamad ku taala dalka Libya ayaa xukun dil toogasho ah waxa ay ku riday mid kamid ah Wiilashii uu dhalay Hogaamiyihii Dalka Liibiya Col Muammar Gaddafi’ iyo xubno kale oo katirsanaa Maamulkiila riday ee Dalka Liibiya.

Maxkamada qaadeysay kiiska dacwado loo heesto Xubno xilal kala duwan uga soo qabtay dalka Liibiya uu ku jiro Saif al-Islam Qaddaafi ayaa ugu dambeyn waxa ay ku riday xukun dil ah , waxaana xubnahan lagu soo eedeeyay in dambiyo kala duwan ay galeen.

Masuuliyiinta Xukunka dilka ah ku riday Maxkamada kutaala Dalka Liibiya waxaa ku jira Ra’iisul wasaarihii hore ee Dalka Liibiya Al-Baghdadi al-Mahmudi , iyo Madaxii hore ee Sirdoonka Dalkaasi Abdallah al-Senousi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada