daajis.com:- Aduunkan ayaa waxaa ka socda tartan aqooneed uu u dhexeeya wadamada caalamka.
Dhawaan ayaa waxaa soo baxay daraasad lagu qiimeynaayay sida wadamada Aduunka ay ugu kala horeeyaan Cilmiga Injineeriyadda, iyadoo laga soo xushay 10-ka wadan ee caalamka ugu horeeya Injineerada.
Cilmi baaristan ayaa waxaa kaalinta 1-aad ku jira wadanka Ruushka,halka kaalinta 2-aad uu ku jiro Wadanka Mareykanka.
Waxaa xusid mudan Muslimiinta ah ee kasoo galay kaalmaha 3-aad iyo 6-aad,Iiraan ayaa daraasadan kaga jirta kaalinta 3-aad, hal wadanka Aduunka ugu Muslimiinta badan ee Indonesia uu isana soo ciriirsaday Kaalinta 6-aad.
Eeg Sawirka Hoose Sida Kaalmaha loo kale galay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have

