DAAWO:- Wax Ka Ogow 10-ka Dowladood ee Aduunka Ugu Qanisan 2015

DAAWO:- Wax Ka Ogow 10-ka Dowladood ee Aduunka Ugu Qanisan 2015

daajis.com:- Wax ka ogoow Dowlada Caalamka Sida Ay ukala qanisanyihiin iyo sida ay dhaqaalaha ugu kala horeeyaan.

Wadamada Muslimka ah ayaa waxaa kasoo galay ilaa 4-wadan, Qatar ayaa waxa ay gashay kaalinta 1-aad sanadan 2015.

Wadama muslimka ah ee soo galay ayaa kala ah Qatar,Brunia Daarul Alsalam,Imaaraadka Carabta iyo Kuweyt.

Wadamadan ayaa badan kood waxa ay dhacaan qaarada Asia.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada