daajis.com:- Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta Maleeshiyada Ururka Al Shabaab kala wareegay deegaanka Goof-Gaduud oo dhaca waqooyiga magaalada Baydhaba, wuxuuna deegaankani Baydhabo u jiraa masaafo gaaraysa ilaa 30 KM.
Ciidamadii Shabaab ka saaray deegaankani ayaan wax caawinaad ah ka helaynin Ciidamada Midowga Africa, waxayna markii danbe u sii gudbeen deegaanada ku teedsan Goof- gaduud oo lagu sheegay in ciidamo ka tirsan shabaabka ay isku uruursanayeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:00 and have

