daajis.com:- Dagmeda Wadajir oo ka mid ah dagmooyinka ugu waaweyn ee Caasimadda Muqdisho ayaa ah mid hor’umar dhan walba leh gaartay dagaaladii sokeeye kadib.
Dagmeda Wadajir ayaa waligeedba ahayd degmo uu amnigeedu iyo jawigeedu aad u fiicanyahay, waxaana waqtigii dagaalada, degmedani ku soo qaxay dad badan iyadoo ahayd tan kaliya oo aanu dagaalo badani ka dhicin.
Hadaba halkan hoose ka daawo Horúmarkii u danbeeyay oo ay Degmadani ku tilaabsatay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:04 and have


