daajis.com:- Gobolka MN ee dalka Maraykanka gaar ahaan Magaalada Soomaalidu ku badan tahay ee Ministo Waxaa lagu soo dhawaayey Marwo Qamar Xaaji Deeq,waxaan Xaflada Soo dhawaynta Wasiirada Hawweenka iyo arimaha Qoyska Marwo Qamar Xaaji deeq ka qayb galay Boqolaal dadwaynaha Soomaaliyeed ee Ka Soo jeeda Deegaanada Jubbooyinka.
Marwo Qamar ayaa kamid ahayd qurbah Joogta dagan dagaalka Maraykanaka ee Maamulka Jubbaland xilalka ka qabtay Sadexdii sano ee maamulkaasi jirayna waxay joogtay gudaha Magaalada Kismaayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at