DAAWO MUUQAAL:- Qosal Badan Galmudug oo Dacaayada U Samaysay Puntland

DAAWO MUUQAAL:- Qosal Badan Galmudug oo Dacaayada U Samaysay Puntland

daajis.com:- Madaxda Maamulka Puntland ayaa Marwalba sheega in Puntland ay tahay Hooyada Federalka Soomaaliya,Waxaa taas ka Xumaaday Maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya kuwaas oo sheegay in ayna Suurogal ahayn in Puntlad ay ahaato Hooyada Federalka ayna ku faanto in Marwalba arintaas Madaxda Soomaalidu ay ku dhawaaqaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada