DAAWO MUUQAAL Prof: Maasheeye oo Gudaha uga galay Furimaha Dagaalka Ciidanmada Suldaan Wabar iyo Waraysi

DAAWO MUUQAAL Prof: Maasheeye oo Gudaha uga galay Furimaha Dagaalka Ciidanmada Suldaan Wabar iyo Waraysi

daajis.com:- Wasiiru dowlihii Hore ee Arimaha Debeda Dowlada Soomaliya Xaamud Maasheeye Waqtigii Dawlada Sheekh Shariif Ayaa wuxuu safar ku tagay Gobolka Awdal Qaybo kamid ah.


Xaamud Maasheeye ayaa sidoo kale wuxuu Booqday Fadhiisimada Ciidamada Suldaan Wabar ee Kacdoonka ka wada Gobolka Awdal, waxaana Waraysi dhinacyo badan Taabaya la yeeshay Wariye Cali Xaraare




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada