Muuqaal: Haweenay ka Sheekaynaysa Al-shabab oo oohin la dhacday (Daawo)

Muuqaal: Haweenay ka Sheekaynaysa Al-shabab oo oohin la dhacday (Daawo)

daajis.com:- Shacabka ku dhaqan magaalada Diinsoor ee gobolka Bakool ayaa waxaa dhawaan loo geeyay warbaahinta kadib markii magaaladaasi laga saaray Al-Shabaab oo mudo sanooyin ah maamulayay. Shacabka ayaa cabasho ka muujiyay Shabaab.



Haweenay kamida Shacabka magaalada ayaa Baroor qabsaday iyadoo ka warantay Culayskii laga dulqaaday oo ay sheegtay inay ku hayeen Al-shabaab.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada